Wasiirka Gaashaandhiga Turkiga oo Muqdisho soo gaaray (Daawo Sawirro)

Wafdi sare oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga dowlada Turkiga Gen, Hulusi Akar ayaa galabta ka soo degay garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Ra’isul Wasaare ku-xiggeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo ay wehliyaan qaar kamid ah Masuuliyiinta dawladda Soomaaliya ayaa garoonka ku soo dhaweeyey wafdigaas Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga dalka Turkiga … Continue reading Wasiirka Gaashaandhiga Turkiga oo Muqdisho soo gaaray (Daawo Sawirro)